U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gahayr1

Magac Lab
Xaraf GSubg GA6 xar
1

.kh 1.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Goobjoogahan ayaa sheegay inaysan jirin khasaare gaaray dadka xaafadooda, isagoo xusay in ciidamada AMISOM ay dagaalka lug uga soo qaybgaleen markii loo dhawaacay xaruntooda ku taala Jaamacadii Gahayr.

”
“

Ciidamada AMISOM oo qaraxyo lala beegsadey Ugu yaraan laba qof oo ahaa kuwii ismiidaamiyay ayaa ku dhintay Qaraxyo xoogan oo lagu weeraray Ciidamada AMISOM ee ku sugan Jaamacadii hore ee Gahayr, waxaana ma'suuliyada qaraxyadaas sheegtay Al-shabaab.

”
“

Tixahan aan wada dhammayn waxay ka mid ahaayeen gabayo dhawr ah oo ay is dhaafsadeen abwaanadii waaweynaa ee Cabdi Gahayr iyo Xasan Tarabbi oo Ciidagale ahaa iyo Cumar Australia oo Sacad Muuse u dhashay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gahayr - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD