U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhammayn

Magac Fal
Xaraf DHSubg DHA8 xar
1

.dh dhammee.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gaboose, wuxuu intaa raaciyay oo uu yidhi; “Laakiin, haddii wada-hadal lagu dhammayn waayo arrinta, markaas waxa la raacayaa hadba halka dadku u badan yahay ee sharciga ururka waafaqsan.”

”
“

Waxaa saxiixa heshiiskaas goobjoog ka ahaa beesha caalamka oo ay ka mid ahaayeen dowladaha Faransiiska, Ingiriiska iyo Mareykanka oo door weyn ka qaatay sidii garabyada Soomaalidu ay khilaafkooda wada hadal ugu dhammayn lahaayeen.

”
“

Inkasta oo uu sheegay in xaaladdu faraha ka baxday, gacan ka hadalna dhacay, haddana wuxuu muujiyay inaanay arrinta halkaa kaga hadhayn, dedaal cusubna uu u geli doono sidii arrimaha waanwaan loogu dhammayn lahaa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhammayn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD