U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gadoodsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf GSubg GA9 xar
1

Wax gadooday ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bangiga magaalada caasimada ah ee Garoowe, ayaa wali waxaa maalintii labaad haysta ciidamo gadoodsan oo ka tirsan Daraawiishta Puntland.

”
“

Ka dib dumar iyo carruur si xun wax loogu sheegay oo gadoodsan ay mudaaharaad kala hortageen Mr.

”
“

Si kastaba ha ahaatee; shacabka Kismaayo ayaa waxay is weydiinayaan sababta keentay in kooxaha gadoodsan ay rasaasta ugu furayaan gaadiidka ku xiran dekedda Kismaayo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gadoodsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD