U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gaalnimo

Magac Dheddig
Xaraf GSubg GA8 xar
1

Gaal ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay in cid walba oo ansixisa Dastuurka ay marsiin doonaan halkii ay mareen kuwii hore, isla markaana ku dhacday Gaalnimo cad.

”
“

Aweys: 'Al-shabaab waxay nagu xukumeen Gaalnimo' Hogaamiyaha ururka Xisbul Islam Sh.

”
“

"In qof rayid ah lagu xukumo gaalnimo isla markaana lagu toogto wadooyinka waa mid aanu Islaamku qabin" ayuu yiri Sheekh Max'ud M. Nuur oo si weyn uga hadlay cuquubada ka dhalan karta in dadka la isla laayo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gaalnimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD