U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fuulin1

Magac Fal
Xaraf FSubg FU6 xar
1

.dh fuuli.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ka hor inta aysan fuulin ciidamada doontii lagu dilay Muwaadiniintooda waxaa ay rasaas is weydaarsadeen kooxaha burcad badeeda, iyadoo dhinaca burcad badeedana laga dilay Labo, waxayna gacanta ku dhigeen 13 ka tirsanaa burcadda.

”
“

Sharcigan waxay doonaysaa wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Ingiriiska oo loo yaqaan “Home Office,” in qofka safraya la weydiiyo magaciisa, baasaboor-lambarkiisa iyo cinwaankiisa, intaanu diyaaradda fuulin.

”
“

Tiro dhawr jeer ayay gooni isku noqdeen Billan iyo Baxnaan intii ay dadkii uu ka midka ahaa Baxnaan aanay fuulin diyaaradda.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

F · FU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fuulin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD