U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fuul

Fal Gudbe (1)
Naxwe-uulay, -uushay
Xaraf FSubg FU4 xar
1

Wax kor u tafid.

2

Wax dushiisa ku boodid.

3

Haweeney kufsasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gaadhi faan ka fogeyn baa "fuul" lagu yidhi.

”
“

Si aad fardo fuul u barato waa in aad maalin walba faras fuusho.

”
“

Cali Suudaani ayaa intuu qoorta kala soo baxay gaadhiga yidhi; Canab soo fuul aanu ku sii qaadnee, xaggeed u socotay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (1) (f.g1)

Isrogrog

-uulay, -uushay

Xarafka

F · FU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fuul - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD