U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fasiraad

Magac Dheddig
Xaraf FSubg FA8 xar
1

Micne; laqbo; caddeyn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Meles Zenawi oo safar kadis ah ku tagey Muqdisho Ra'iisul wasaaraha Xukuumada Itoobiya, Zenawi, ayaa maanta, Talaada June 5, 2007 magaalada Muqdisho ku yimid kulan aan hore loo sii qorsheyn kaas aan fasiraad laga bixin waxa uu la xiriirey.

”
“

Wasiirka amniga Cabdulahi Siciid Samatar oo shir jaraíd ku qabtey magalada Bosaso ayaa fasiraad ka bixiyey sababta keentey in dowladda Puntland xayirad kusoo rogtey laanta Af-Somaliga VOA.

”
“

Waxaa jira dad iyaga arinta dib u noqoshada siiyo fasiraad taa ka duwan, ayaga oo ku doodaya in jiraan duruufo sax ah oo kalifaya in halkaan laga guuro.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

1

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fasiraad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD