U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fasiix

Magac Lab
Xaraf FSubg FA6 xar
1

F. ah: qof hadalka si fiican u jeedin yaqaan.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Qoraalka aad waqtiga ku bixisay si uu u noqdo mid faa'iido leh waa in uu ahaadaa mid u qoran si fasiix ah oo si fudud loo fahmi karo, isla markaasna wata tixraac sugan.

”
“

Saciid wuxuu bilaabay hadal kiisii asagoo cod dheer ku bilaabay, haddana cod dhexe ku xijiyay, marna cod hoose ku hadlayay; markastana si fasiix ah loo maqlayay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fasiix - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD