U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fadhiisin1

Magac Dheddig
Xaraf FSubg FA9 xar
La Mid Ahfariisin1Magac Fal
1

.dh fariisi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Baydhabo (AllPuntland) - Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo oo fadhiisin u ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegaya in dib u dhac uu ku yimid doorashada Gudoomiyaha Gobolka Baay iyo Kan Degmada Baydhabo.

”
“

Si nabad looga dhaliyo waxaa aanu kasoo saaranay go’aan cadaynaya in ay goobtaasi tahay dhul daaqsimeed, ciidanka qaranku fadhiisin ku yeelanayo.

”
“

Dagaaladan ayaa ka socda Hareeraha Suuqa Bakaaraha iyo Isgoyska H/wadaag oo fadhiisin u ah Ciidamada Dowladda, waxaana weerar gaadmo ah ku soo qaaday Kooxaha ka soo horjeeda.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fadhiisin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD