U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dumarnimo

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DU9 xar
1

Dumar ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Dun wanaagsanaydaa, waxaad mooddaa labaatan jir hilib iyo hannaan dumarnimo loo dhammeeyay.

”
“

Waa gabadh ilaahay u dhameeyey astaamihii lagu yiqiin qurux dumarnimo, waxa u weheliya ixtiraam iyo hab dhaqan wanaagsan oo markaaba ku soo jiidanaya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dumarnimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD