U gudub nuxurka bogga
SABAAD

doolaal

Magac Lab
Xaraf DSubg DO7 xar
1

D. ah: qof ka tegey meeshiisii oo ku sugan meel kale oo ka fog oo uusan camal ku hayn loogana baahanayn.

2

D. ah: dugaag meelo kala fog ka ugaarsada.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

β€œMaxamed Ibraahim Cigaal colaad ayuu abuurayaa, dadka ayuu dab dhex-dhigayaa, wuxuu doonayaa Itoobiya inuu kaga helo taageero Siyaasadeed, dhaqaale iyo mid hub intaba,” ayuu yidhi Doolaal.

”
β€œ

Doolaal, wuxuu intaa ku daray oo uu ku sheegay waraysigaa in dadkaa ay dawladda Somaliland, ku wareejisay Guddi 13-Sarkaal ah oo uu xusay in ay ka socdeen hoggaanka Wardoonka Ciidanka Itoobiya ee qaybta Bariga ee magaalada Herer.

”
β€œ

Doolaal, Inkasta oo uu sidaa sheegay, haddana wuu ka gaabsaday inuu iftiimiyo magaca Masuulka uu la xidhiidhay iyo sababta u suuro-gelisay inuu la xidhiidho Masuul ka tirsan dawladda uu ururkoodu ka soo horjeedo ee uu Mucaaridka ku yahay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D Β· DO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
doolaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD