U gudub nuxurka bogga
SABAAD

diraac

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DI6 xar
1

Afaarta xilli oo sanadku u qaybsamo, mid ka mid ah oo u dhexeeya dayrta iyo guga; jilaal.

2

Xilli barwaaqo ah oo guga bartamihiisa ah.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

"Diraac iyo dirir hooray kala wacan adoo doog arkaayana lama dago abaar", "Nin tiisiiba daayacay ka kale ee dugsanaaya ani igala doqonsan."

”
β€œ

Diraac kulul walaalkaa hadduu, Dalawo maalaayo Adoo diiqsan xoolaha hadduu, kaa dallali waayo, Asaad doorka kale dhaanto waa, laga ducaystaaye.

”
β€œ

Soddon gu’ iyo dogaad diraac iyo Jiilaalkeed, dalkan aynu leenahay dad aqoon leh baa yidhi, dembiyadii ka dhici jiray duhur galay dharaar qudha, xisaabihii la daabacay daalacan tan baa dheer.”

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D Β· DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
diraac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD