U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dihin

Fal Magu (4)
Naxwe-hnaa, -hnayd
Xaraf DSubg DI5 xar
2

Wax aan weli sidii la rabay looga faa'iidaysan ahaansho (dhul).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kuma jiro hal qof oo bulshadu ay maanta u dihin tahay, sababtuna ay tahay in hortooda sidii geel ka cabaajistii dhiiga laga jaqay.

”
“

Ugu dambayn, Madaxweynihii hore ee xaqu helay, waxaan odhan karaa inuu ahaa Cilmiga Siyaasadda Somaliland oo waliba ay badan tahay ujeedooyinkiisii iyo waxyaalihii uu damacsanaa oo aan laga wada faa’iidaysan oo qaarkood weli dihin yihiin.

”
“

Waxaa hadda muuqata in shirkado yaryar oo u badan Afrikaan iyo Hindi ku soo qamaameen dalka, iyadoo rajadoodu tahay in ay dillaalaan dhulka dihin ee dalkeena.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-hnaa, -hnayd

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dihin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD