U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dambayn

Magac Fal
Xaraf DSubg DA7 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ugu dambayn, Cabdi Xasan Buuni, waxa uu soo jeediyey in dhacdooyinka lagala kulmay doorashooyinkii shalay wixii ka dhacay haddii dib loo eegi waayo ay wax u dhimi doonto wax kasta oo danta guud iyo qarannimada ku lug leh.

”
“

DEYMADA WARGEYSKA:Halkuu ku Dambayn Loollannada Xasaasiga ah ee UDUB Dhex Dabbaalanayo?

”
“

Arimuhu sida ay doonaan ha ahaadeen, laakiin ilaa hadda si sugan looma qiimayn karo cidda ay guusha kama dambaysta ahi raaci doonto iyo sida ay xaaladdu ku dambayn doonto”.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dambayn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD