U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhuux1

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHU5 xar
1

Sooh baruurta u eg oo xididdo yaryari ku safanyihiin oo lafaha dheerdheer ku dhex jira oogada nafley.

2

Lafta geedaha walax yar oo jilicsan oo ku dhex jira.

3

Togga calooshiisa biyuhu maraan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maanso Cabdiqaadir Yamyam uu ugu macagdaray Dhuux-Tagoogo ayaa waxaa jawaab celin ka bixiyay Ibraahim Aw Saleebaan Cilmi Gadhle, jawaabcelintuna wuxuu abwaan Garle ugu macdaray Tuhun Reeb.

”
“

Ha nixin, oo dhuux siraha aan kuu taxayo.

”
“

Cali Dhuux Mahad ayaa sheegay inay billabeen baaritaanno la xiriira dhacdada.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhuux - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD