U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhirbaaxo

Magac Dheddig
Xaraf DHSubg DHI9 xar
La Mid AhdharbaaxoMagac Dheddig
1

Sacab furan oo si xoog leh wax loogu dhufto.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ruggeri oo ahaa mid ka mid ah difaacii ugu fiicnaa ee 20-kii sannadood ee ugu dambeeyay ee dunida soo mara ayaa sheegay kulanka maanta England la kulmi doonto dhirbaaxo ka xannuun kulul tii 1986 ay u gaysteen.

”
“

La antii Socdaalku waxay arrintan ku noqotey dhirbaaxo xun oo lama filaan ah.

”
“

Dhacdadaasi, waxay Ciidamadii Siyaad Barre ee Hargeysa fadhiyay iyo guud ahaanba Taliskiisii ku noqotay Adhax-jab aan hore loo arag iyo dhirbaaxo kulul oo wefiga ka dhacday.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhirbaaxo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD