U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhinbiil

Magac Dheddig
Naxwe-lo, m.dh
Xaraf DHSubg DHI8 xar1 Tusaale
1

Midho jilicsan oo ka tirsan dirka leguminoosa, oo leh kaarbal u kala baxa laba qaybood. .

Tusaalooyin

“

Salbuko

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhinbiil, wuxuuna ugu horayn dadweynaha reer Gebilay ugu baaqay inaanay codkooda khasaarin ee ay bixiyaan maalinta foodka.

”
“

Haddana dharaartii aynu kulannay baad dhinbiil caashaq wadnahayga ku beertay.

”
“

Waxa kale oo, iyaguna halkaa ka hadlay xubno ay ka mid yihiin: Daa’uud Maxamed Geelle, xoghayaha guud ee KULMIYE, Daa’uud Iid Dhinbiil, Yuusuf Ugaas iyo xubno kale.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-lo, m.dh

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhinbiil - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD