U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhigaal1

Magac Lab
Naxwekayd
Xaraf DHSubg DHI7 xar
1

Wax meel la dhigto si waqti dambe loogu aayo .

Tusaale Dheeraad ah3

“

Anigoo firfircoon: dhigaal ahaanna jirsaday 18 gu’, balse weli u sii baahnaa turxaan-bixin, ayaa waxa igu dul dhacday wax ay Soomaalida cusubi ugu yeeraan “qabta”.

”
“

Maxamed Kaahin Axmed oo ka hadlayey dhigaal la’aanta taariikheed ee bulshada iyo dhibaatooyinkii maamulka iyo asxaabtii sida qalloocan u abuurmay ay ku reebeen dadka iyo dalka.

”
“

Se waxa dalkii intiisa badan baadi noqotay nabaddii ama garashadii i sii kobcin laheyd suugaan ahaan iyo dhigaal ahaanba.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

kayd

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhigaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD