U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhicisow

Fal Magu (1)
Naxwe-oobay, -owday; -oobi
Xaraf DHSubg DHI8 xar
1

Dhicis noqosho.

2

Wax fashilmid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Allaha u naxariistee Dhicisow, ayaa watay gaari noociisu yahay Surf, markii kooxda hubeysan ay baabuur kale ku hor gooyeen agagaarka Shirkadda Nationlink ee degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho.

”
“

Dhicisow, ayaa qabay ra'iisul wasaaraha Somalia Cali Maxamed Geedi walaashiis ka yar isaga oo ifka uga tagey laba caaruur ah sida ay noo xaqiijiyeen dad ehel la ahaa marxuumka.

”
“

Lama garanayo illaa iyo hadda sababta loo dilo Dhicisow iyo kooxda dishay intaba.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-oobay, -owday; -oobi

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhicisow - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD