U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhicis1

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHI6 xar
1

Ilmo dhashay iyagoon bilahoodii dhammaysan. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ma ogtahah akhristiow in caanaha naaska hooyadu ay la socdaan hadba ilmuhu inta uu jiro. haddii hooyadu ay dhasho ilmo dhicis ah naaska hooyada wuxuu soo saarayaa caano ku haboon ilmaha dhiciska oo ay ku badan yihiin nafaqo buuxin karta baahidiisa.

”
“

Baarlamaanka waxa la gudboon in uu Madaxwayne Rayaale u cadeeyo in wixii uu bil iyo badhka foolanayay uu noqday ilmo dhicis ah, oo umushii ku dhintay.

”
“

Mas'uuliyiin ka tirsan Maamulka Maxaakiimta islaamka ee Gobolka Hiiraan oo iska casilay xilalkii ay hayeen. 22 May 2009- Gudoomiyihii Golaha shuurada ee Maamulka Maxaakiimta islaamka Gobolka Hiiraan Sheekh Cumar Dhicis Diiriye ayaa ku dhawaaqay..

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhicis - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD