U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhibi

Magac Dheddig
Xaraf DHSubg DHI5 xar
1

Madowga maraqsaarka awrta qooqan ka muuqda kana samaysma kaadi uu isku sayray.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Kulankii Portugal ee wareega koowaad dhibi ma dhicin, laakiin Talyaaniga iyo Isbaanishka oo goolal laga diiday ayaa keentay inay heerkaa soo gaadhaan…., markaa ma odhan kartid Korea way ka wanaagsan tahay Portugal.

”
β€œ

"Hadalka kasoo baxay baadariga Mareykanka ah wuxuu caddeyn u yahay sida ay cadownimo ugu hayaan gaalada Kitaabka Alle, waxbana naga dhibi mayso warqado uu gubay, Qur'aanku wuxuu ku jiraa laabteenna," ayuu yiri Sheekh Cali Dheere.

”
β€œ

Cilmi-baadhis hore oo la sameeyey, ayaa iyana waxay daaha ka qaaday in ay haweenku ay dhibi ka haysato xilliga hurdada khuuradaha ragga ay nolosha la wadaagayaan, taas oo badanaa hurdada ka toosisa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

DH Β· DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhibi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD