U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhenged

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf DHSubg DHE7 xar
1

Ul yar oo dhuuban oo badanaa carruurta iyo xoolaha lagu tumo.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Maalintaas baa ninkii carbeed ee macangegga ahaa qabiilkii uu ku dhegganaa dhenged lagaga furfuray.

”
β€œ

Xirsi Jaamac Dhenged oo ka mid ahaa Saraakiisha ciidamada Sirdoonka Puntland ( PIS).

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

DH Β· DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhenged - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD