U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhaxalgal1

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHA9 xar
1

Dh. ah: wax waxtar weyn oo loo aayo leh. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Af-maldaha amase afka maldahani waa hadalka oo sida loo dhigay maaha si kale loola jeedo, taasi oo ujeedadii mid qurxoon ka dhigaysa, soo jiidasha leh isla markaana weedhii mid dhaxalgal suugaaneed ah ka yeelasa.

”
“

Qoraal dhaxalgal ah ayuu Barwaaqo halkaas ku soo bandhigay.

”
“

Waxaan aragnaa ruux aan wax Hanti ah haysan, oo sabool ah, laakinse Hodan ka ah oo ku sarreeya dhanka nafsiyadda, xikmadda, dul-qaadka, kartida, deeqsinimada, geesinimada iyo dhinacyo kale oo dhaxalgal ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhaxalgal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD