U gudub nuxurka bogga
SABAAD

buun

Magac Lab
Xaraf BSubg BU4 xar
1

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya waxaa uu sheegay in ciidamada nabad ilaalin ee ka socda Uganda dirtay aan wax khasaaro ah loogu geysan Muqdisho, isagoo sheegay in wax dhibaato ah aysan u arkin weerarkii lala beegsaday oo uu ku tilmaamay mid la buun buuniyay.

”
β€œ

Ma aha in saxaafadda la isku aflagaadeeyo, ma aha in shacabka loo soo bandhigo dacaayado la buun-buuniyey, ma aha in shacabka la isu adeegsado, taasi waxa ay horseedaysaa guul-darooyin ee ma horseedayso guul lagu farxo.

”
β€œ

Buubaa ayaa sheegey in aysan jirin xubin Ra'isal Wasaare oo banaanka laga keenayo balse ay buun-buuniyeen warbaahinta Somalida.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B Β· BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
buun - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD