U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhallaan

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHA8 xar
1

Carruur yaryar; ilmo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa shirweyne balaadhan oo is wada yaqaan, rag iyo dumar, dhallaan iyo waayeel.

”
“

Waxa qooraansanayaa waa qof qof hurda fudud oo baroorteeda ku kacay iyo laba laba ruux oo habeenkaas jacayl-wadaag iyo is jalbeebin ku soo jeedey; iyo kuwo oohin dhallaan ama feker adduun hurdadii ka qaseen.

”
“

Waxaa jirtay odhaah sheegaysa in ay haweenku yihiin bulshada badhkeed, haddana ay dhallaan badhka kale, markaa waxay yihiin bulshadoo dhan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhallaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD