U gudub nuxurka bogga
SABAAD

darwiish

Magac Lab
Naxwe-raawish, m.dh
Xaraf DSubg DA8 xar
1

Mid ka mid ah ciidankii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ee u dagaallami jirey xornimada Soomaaliyeed.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Cumer Guure oo ah Kormeeraha Iskuulaadka ee gobolka Nugaal ayaa waxa uu sheegey in Iskuulka Darwiish u yahay Iskuulaadkii ugu horeeyay ee laga furey Puntland, waxaana uu ku tilmaamey hormuudka Iskuulaadka, isaga oo xusey in tusaale loo soo qaato.

”
β€œ

Maxamed Warsame Darwiish, Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir Gen.

”
β€œ

Maleshiyaad lagu xirxirey Muqdisho Taliyaha NSS-ta Maxamed Warsame Darwiish ayaa sheegay in maanta iyo shalay gacanta lagu soo dhigay 18 qof oo sida uu sheegay ku labisnaa dareeska ciidamada dowladda Federaalka kuwaasoo xabsiga loo taxaabay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-raawish, m.dh

Xarafka

D Β· DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
darwiish - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD