U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dariiqo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf DSubg DA7 xar
1

Jameeco wadaaddo ah, leh maamul, digri iyo ducooyin u gaar ah, kuna abtirsata shiikh weyn.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Waxaynu odhan karnaa labadaa jidba waa muhiim laakiinse ninka Madaxda ahi waxaa looga baahan yahay inaanu labadaa dariiqo midkoodna baylihin, balse waa inuu arrin kasta xaqeeda mariyo.

”
β€œ

Waxayna halkaas mahadnaq gaar u soo jeedyeen UWS, kuna guubaabiyeen inaysan ka leexan dariiqo wadaninimo ay ku taagan yihiin.

”
β€œ

- Astaantu waa in ay ahaato mid gaar ah oo muujinaysa sumada aqoonsiga, hase yeeshee waa in aanay ka muuqan calaamado dawladeed, qabyaaladeed ama dariiqo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

D Β· DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dariiqo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD