U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dardar1

Magac Lab
Xaraf DSubg DA6 xar
La Mid AhdardaridMagac Fal
1

.dh dardar3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Arrintaan ayaa kusoo beegmeysa xili Somaliland ay dardar xoogan ugu jirto sidii caalamka u aqoonsan lahaa, isla markaana ay taageero uga heli laheyd Beesha Caalamka.

”
“

Ergaygu wuxuu qoraalkiisa ku sheegay in shirku uu yahay mid looga hadli doono sidii lagu dardar-gelin lahaa dib u heshiisiinta Soomaaliya, iyadoo sidoo kale looga hadli doono xilliga kala guurka ah ee dowladda Soomaaliya.

”
“

Waxaa lagu soo qaaday shirka in dawladu dardar geliso sidii loo hirgelin lahaa habka doorashada asxaabta (multi party system), lagana gudbo hanaanka hadda wax lagu doorto.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dardar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD