U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daraawiish

Magac Dheddig
Naxwedariiqo
Xaraf DSubg DA10 xar
1

Urur wadaaddood oo shiikh u taliyo, nabaddiyo colaaddaba.

2

Qayb ka mid ah Ciidanka booliiska oo qaabilsan amniga reer guuraaga. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Ciidamo Daraawiish ah oo dib ugu soo noqdey Garowe Madaxweynaha Puntland iyo xubno ka tirsan xukuumada ayaa maanta 23.12.2011 kusoo dhoweeyey magaalo madaxda Garowe ciidamo ka tirsan daraawiishta kuwaasoo dib uga soo noqdey buuraha Galgala.

”
β€œ

Dhaca dadka loo geysanayo ayaa kusoo beegmaya xili DF ay u sameysay goobaha ay ka taliso ciidamo lagu magacaabo daraawiish, kuwaasoo xasiliyay magaalada, balse ay u muuqato inay dib u soo laabteen dhicii dadka lagu hayay.

”
β€œ

Ciidamo howlgalo ka bilaabey Bosaso Ciidamo Daraawiish ah oo aad u hubaysan islamarkaana tababar wanaagsan qaba ayaa caawa 7 Nov,2009 howlgalo balaaran ka bilaabey guuda ahaan magaalada Bosaso.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

dariiqo

Xarafka

D Β· DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daraawiish - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD