U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dakhli

Magac Lab
Xaraf DSubg DA6 xar
1

Hanti cid ka soo gasha shaqo ama ganacsi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Goaankan cusub ee Xukuumaddu ku bedeshay qiimihii ay ku salayn jirtay Cashuuruhu, markii lagu dhawaaqayba wuxuu saamayn taban oo xoog leh ku yeeshay hannaankii ganacsi iyo habkii dakhli ururinta dawladdaba.

”
“

Degmadu waxay leedahay kastam uu dakhli uga soo xeroodo Wasaaradda Maaliyada iyo Dowlada Hoose ee degmada Buurtinle, waxaana ka hawlgala ciidanka Booliska, ciidanka Kastamka iyo shaqaalaha Wasaaradda Maaliyada iyo Dowladda Hoose.

”
“

Ahmedou waxa kale oo uu sheegay waxyaabaha wanaagga ah ee dhulka Soomaaliyeed in ay ka mid tahay xeebta dheer oo keligeed laga abuuri karo dakhli farabadan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dakhli - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD