U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dahabo

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DA6 xar
1

Shimbir yar garbaha, ka madow, baalashana midab dahabi ah ku leh; caddadhuuni.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

C/xakim Axmed Guled, Wasiirka Warfaafinta Dowladda Puntland Dhinaca dumarka, waxa buraanbur qiimo badan ka soo jeedisay Dr’s Dahabo, oo ka hadashay runta dhabta ah ee ay ku jirto Puntland iyo in ay jiraan daldaloolo badan oo u baahan in la saxo.

”
β€œ

Xariiriyaha Gobolada Dhexe ee Had’ada Woman and Child inistative oo Marka magaceeda la soo gaabiyo looyaqaano WCI Dahabo kiin Aadan Cali oo warbaahinta la hadashay ayaa ka warbixisay Deeqdan ay gaarsiiyeen Haweenka Barakacayaasha ah.

”
β€œ

Hooyadiis waa Dahabo Islaan Adan (Islaankii Cumar Maxamuud) iyadoo islaanka haatan joogaa (Islaan Cabdulle Islaan Faarax Islaan Faarax) uu ina abtigii yahay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D Β· DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dahabo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD