U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dadnimo

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DA7 xar
1

Dad ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Heshiisyadaas qodobadoodu waxay la xiriiraan waxyaabaha ku saabsan tusaale ahaan, sidii loo baabi'in lahaa takooridda iyo la dhaqanka dadka loola dhaqmayo si hoose u dhigaysa qiimahooda dadnimo.

”
“

Ma jirto cid uu daah ka saaranyahay dadnimo-xumida nimankan duggaagga ah!

”
“

Nasiib-darro, waxa uu il-baxnimo iyo dadnimo biday inuu Soomaalida kale ugu gar-naqsado af qalaad.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dadnimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD