U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daayin1

Magac Lab
Xaraf DSubg DA6 xar
1

ld daa'in1

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ducadayda aammiin in uu, Daayin kuu qoro’e!

”
“

Mujaahidkuna wuxuu shahiiday goob dagaal oo xornima doonah eebena aanu ku simin daymada dadkiisa oo xoriyad, nabad, sharaf iyo niyad wanaag ku jooga dalkooda kuna dekeynaaya nimcada daayin ku mataystay dalkooda ee ah ta taagan maanta.

”
“

Sidoo kale waxaan leeyahay arintu ma sidii uu gabay nin hore tiriyey sheegay baa, kaas oo yidhi “Baadida nin baa kula dey-dayi, daalna kaa baddan, bal aan doonayn inaad hesho daayin abidkaaye, dadkuna moodi duul wada dhashay oon wax u dahsoonayne”.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daayin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD