U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daasad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf DSubg DA6 xar
1

Weel bir ka samaysan oo cunnada, cabitaanka iwm ee la keydinayo lagu alxamo; qasac.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Dadka reermiyiga ah ee nolosha noocan ah lasoo daristay waxay sheegeen in marka ay dhoobo qaadayaan balayadooda ay ku arkayeen waliba shantii sanno ee u danbeeyay qashin magaalo oo meel uu kasoo galay aanay garanayn harahooda sida bac ama daasad.

”
β€œ

Waxaa jira in bakhaaraddu waxay la soo baxeen loo adkaysan waayo, oo ay ku tacadiyaan dukaamadda yar yar, iyo jeeblayaasha soo koraya, waxaad arkaysaa bakhaarkii oo iibinaya daasad boorash ah ama beer dacas ah, taas oo dhib ku ah dukaamadda soo koraya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

D Β· DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daasad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD