U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cinwaan

Magac Lab
Naxwe-nno m.dh
Xaraf CSubg CI7 xar
La Mid AhcunwaanMagac Lab
1

Magaca la siiyo buug, maqaal iwm oo tilmaamaya waxa uu ka hadlayo.

2

Meel cid waraaqaha loogu hagaajin karo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddii kale waxaa kuu soo bixi doonaa cinwaankaas oo ku qoran far casaan ah, taas oo muujinaysa in aan weli cinwaan noocaas ah la qorin.

”
“

kii waxa ay Wakaaladdii Madbacdda Qaranku soo saartay buug uu qoray Boobe Yuusuf Ducaale oo la cinwaan ah kan aan la daabicin ee ay isaga iyo Saalax Jaamac Xuseen wada qoreen.

”
“

Indhaha waxa uu ku dhuftey judhiiba cinwaan far waaweyn ku qoran oo ay ku qoran tahay caddaalad darro iyo musuq baahsan oo uu..

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno m.dh

Xarafka

C · CI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cinwaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD