U gudub nuxurka bogga
SABAAD

orgi

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf OSubg OR4 xar
1

Laboodka aricadka.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Laakiin sidoo kale riyaha marka orgi qoodhka loo xulayo waxay dadka qaar yidhaahdaan “Orgi aan bar lahayni, barna kuma taro”, taas oo ay ula jeedaan in Orgi bar (Calaamad dhogorta ah) leh riyaha Orgi qoodh looga dhigo.

”
“

Col-u-joog iyo reerkoodu way gaajo-baxeen, habeenkiina hurdo fiican ayay seexdeen, subaxiina Qarmac (Galay), xalay oo dhan dabka saarnayd ayay ku quraacdeen, duhurnimadiina waxay ku qadeeyeen neef Orgi ah o loo qalay.

”
“

Wuxuu la soo booday maya, waad qaldan tahay diintu waxay sheegtayIlaahay agtiisa adduunyadu inay orgi dhukan ka qiima liidato.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

O · OR

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
orgi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD