U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ceeryaamo

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CE9 xar
La Mid Ahceeryaan1Magac Dheddig
1

Dhado iyo ciiro isku jira.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Waxaa kale oo buugga jildiga midig kaga ladhan dhir cagaar la ciirciiraysa, oo buur ceeryaamo culayday dhex ceegaagta.

”
“

Waxa laga soo fuuli karaa dhinaca koonfureed oo ay inteeda badan dhulka u dhawdahay ama meelaha qaar la simantahay balse dhinaca woqooyi waxa adag inaad si fiican u aragto dhulka hoose oo daruuro iyo ceeryaamo kaa qarinayaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ceeryaamo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD