U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhado

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf DHSubg DHA5 xar
1

(juqr.) Dhibco biyood yar yar oo isku cufan oo ay wehliyaan qiiq ama saxarro boodh ah. Dhadada waxaa laga helaa qaybaha hoose ee gibilka.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Halbeegyada kale waxaa ka mid ah halbeega Rikter oo ah halbeega lagu cabiro Dhulgariirka ; halbeega Dhado oo lagu qiyaaso qoyaanka, uumiga iyo huurka.

”
β€œ

Horaana loo yiri "dhado roob noqon weyday". markaa MMI waxay noqdeen dhadadii qalashay markay qoraxdu qabatay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

DH Β· DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhado - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD