U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cajalad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf CSubg CA7 xar
1

Qalab ka kooban laba qalbac oo caag ah, dhexdana ku leh mullaax dheer oo codka lagu duubo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Al-jazeera - Telefishanka Al-jazeera ayaa xalay baahiyay cajalad uu hore u duubay mid ka mid ah raggii fuliyay qaraxyadii ka dhacay dalka Maraykankia 11kii September 2001.

”
“

Dhinaca kale, mas’uuliyiinta Maraykanka ayaa sheegay inaan ilaa iyo hadda war laga hayn halka uu ku dambeeyay Sadaam Xuseen, inkasta oo uu Telefishanka Abu-Dhabi baahiyay maalintii Jimcihii cajalad Fidyow ah oo uu ku duuban yahay Sadaam Xuseen.

”
“

Mukhtar Abu-Zubeyr ayaa cajalad maqal ah oo uu soo gaarsiiyay Warbaahinta Muqdisho kaga hadlay arimo badan oo ay ka mid yihiin dagaalka ay ku jiraan iyo doorashooyinka Somaliland.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cajalad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD