Burcad ahaansho.
Tusaale Dheeraad ah3
Gudaha magaalada Jawhar ayaa iyana waxaa xilliyada habeenkii ka jira falal burcadnimo ah oo kooxaha dableydu dadka isbaareystaan, kana qaataan wax walba oo ay siteen.
”Waxa uu sidoo kale ballan qaaday inuu wax weyn ka qaban doono amaanka Muqdisho uuna la dagaalami doono burcadda, isaga oo intaa raaciyay in booliska magaalada ay xiri doonaan qof kasta oo lagu tuhmo argagixisanimo ama burcadnimo.
”Afhayeenku ma sheegin inay qabteen ragaan Soomaalida ah iyagoo markaas gacanta kula jira howlo burcadnimo, ama iyagoo markaas badda iska dhexmaraya ama qorsheynayay.
”Falanqaynta Naxwaha
Magac Dheddig (m.dh)
B · BU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
