U gudub nuxurka bogga
SABAAD

booliis

Magac Lab
Xaraf BSubg BO7 xar
La Mid AhboliisMagac Lab
1

Ciidan nabadgelyada gudaha ee dal qaabbilsan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gaadiid dagaal oo ay wataan mucaaradka ayaa dagaalkaas qayb ka qaatay, waxaana ku dhintay hal qof oo rayid ah, kaasoo ay rasaastu meel fog ugu tagtay, halka ay ku dhaawacmeen laba askari oo booliis ah iyo mid ka tirsan mucaaradka.

”
“

Cabdi Macallin Aadan ayaa saxaafada u xaqiijiyay dilka sarkaalkaas ka tirsan dowladaha hoose iyo askariga la socday oo booliis ahaa, wuxuuna sheegay inay u qabqabteen dhowr ruux.

”
“

"Dadka dhintay ee aan arkay waxay gaarayaan 10-qof, waxaana ku jiray haween tuugsanayay, mid ka mid ah maareeyayaasha shirkadda diyaaradaha ee African Express iyo askar booliis ah," ayuu mar kale yiri goobjooguhu.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
booliis - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD