U gudub nuxurka bogga
SABAAD

boog

Magac Dheddig
Naxwe-go, m.dh
Xaraf BSubg BO4 xar
1

Nabar caalir leh jirka muddo ku yaallay oo aan weli biskoon.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Shirarkaasi waxay ahaayeen kuwo in wax lagu dhoodhoobo ama boog hoosta ka huraysa korka laga dhayo oo qudha ay ula jeedadu ahayd.

”
β€œ

Boog dusha laga dhayayna ma bogsato.

”
β€œ

PL: Dhankii loo Saraba waa Boog Ardaa Bulsheed Dan Bida Tan Guud.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-go, m.dh

Xarafka

B Β· BO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
boog - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD