U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bilow1

Magac Lab
Xaraf BSubg BI5 xar
1

Tallaabada ugu horreysa hawl la fulinayo.

2

Waqti xaddidan qaybtiisa hore.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Baaqa issimada ayaa sida rumeysan yahay waxaa uu bilow u yahay sida uu shacabka Puntland u tabatey dhibatada ay keentey maamul xumida xukumada Cadde Muse.

”
“

Waxa kale oo ay sheegtay in shirkan uu bilow u yahay shirar badan oo soo socda oo Somaliada qurbaha ay uga doodi doonaan mustaqbalkooda iyo sidii gacan looga geysan lahaa xal u helista dhibaatada dalkii Somalia.

”
“

Mas’uul ka tirsan shirkada ayaa sheegay in howsha ay bilow u tahay howsha ay garoonka kula wareegayaan, taasoo heshiiskeedu yahay 10-sano, waxaana weli uu muran ka taagan yahay shirkadan iyo sharciyada ay baarlamaanka DF ka haysato.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bilow - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD