U gudub nuxurka bogga
SABAAD

barbardhig

Fal Laba-Gudbe (1)
Naxwe-gay, -gtay
Xaraf BSubg BA10 xar
1

Labo shey ama ka badan qiimahood, tayadooda iwm isu eegid.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Bal dhaqankaas barbardhig qoladan masiibada wadda ee maanta siqiirkii iyo kabiirkiiba ku gawracaysa dalkeennii iyo dalalka kale ee caalamkaba.

”
β€œ

Bal taas barbardhig haatan oo dhibaatooyin aad u culus oo baaxadweyni dhacayaan aanay jirinna cid xitaa arrinkaa soo hadal qaaday.

”
β€œ

Doorashada xuruufta Laatiinka waxaa looga faa'iidaysanayay sida qalabka wax lagu qoro uu sahalka u ahaa in la helo iyo barbardhig dhaqaale cusub in la geliyo qalab lagu sidkay far cusub.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Laba-Gudbe (1) (f.lg1)

Isrogrog

-gay, -gtay

Xarafka

B Β· BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
barbardhig - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD