U gudub nuxurka bogga
SABAAD

banki

Magac Lab
Naxwe-iyo/bunuug, m.dh
Xaraf BSubg BA5 xar
1

Maamul xafiisyo leh oo lacagta lagu keydiyo ama layska amaahiyo, fuliyana adeegyo maaliyadeed sida sarrifka lacagaha qalaad, xawaaladaha gudaha iyo dibadda iyo furidda ictimadyada.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sharma'arke, wuxuu sheegay in xukumadiisu ay wax ka badashay isticmaalka dhaqalihii kasoo xaroon jiray dekeda weyn iyo garonka diyaradaha Muqdisho, ayna dhistay Banki dhexe oo lacagtaas lagu shubo.

”
“

Waa booqashadii u horeysay ee uu ku yimaado Muqdisho Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Banki Moon, waxayna tani muujineysaa isbadalka nabadeed ee ka dhacay Muqdisho.

”
“

Muqdisho(AllPuntland)-Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Xoghayaha Qaramada Midoobay Banki Moon ayaa saakay kasoo degay garoonka diyaaraddaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo/bunuug, m.dh

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
banki - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD