U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bakhayl1

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh
Xaraf BSubg BA7 xar
1

Nin aan hantidiisa dadka kale wax fiican siin; muudal; dhabcaal.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Dhanka kale, imiseynu aragnaa ruux xoolo badan heysta oo ladan, laakinse bakhayl ah, dabeecaddiisu xun tahay, akhlaaqdiisu liidato, dad la dhaqankiisu hooseeyo, kuna adeegta been, xan, lug-gooyo, xaasidnimo iyo sifaale kasta oo qaab-daran.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bakhayl - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD