U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ladan

Fal Magu (4)
Naxwe-dnaa, -dnayd
Xaraf LSubg LA5 xar
1

Wax caafimaad qaba ahaansho.

2

Wax barwaaqaysan ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Laakiin Roge dabinnada meel walba wuu dhigtaa, xitaa golayaasha lagu ladan yahay ee farxadda iyo raaxada leh.

”
“

Cusaama Bin Ladan iyo Dabaaldagii Xamar ka dhacay May 12, 2011 9:07 pm GMT - Written by PP - Edited by PP Ku: Dadka ugu dabaal dagay Xamar Geeridii Sh.

”
“

Judhiiba, muuqaalkooda, hadalkooda, iyo labiskooda waxaa nooga baxay in ay yihiin kuwo reero ladan ka dhashay oo ka duwan kuwo kale oo aad garan kartid markooda horeba inay baarka u yimaaddeen baashaal iyo shukaansi.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-dnaa, -dnayd

Xarafka

L · LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ladan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD