U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baho

Magac Lab
Naxwec.fal.
Xaraf BSubg BA4 xar
1

Uruur xiddigaha ka mid ah oo u dhexeeya Xoorka iyo Faruuryaha.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Burco: Beel Shaacisay Murrashaxooda Doorashada Dawladaha Hoose Burco (Jam)- Beesha Baho-axmed oo ka tirsan beelaha Axmed Faarax ee Gobolka Togdheer, ayaa soo bandhigay murrashaxooda uga qaybgali doona tartanka doorashada goleyaasha degaanka ee Burco.

”
β€œ

Nabigeeniina isagoo arrintaas innoo caddaynaya wuxuu yidhi:- " Nabiyadu waa walaalo kala baho ah hooyooyinkood kala duwan yihiin diintooduse mid tahay".

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

c.fal.

Xarafka

B Β· BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD