U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baastoolad

Magac Dheddig
Xaraf BSubg BA10 xar
La Mid AhbastooladMagac Dheddig
1

Hubka fudud nooc ka mid ah, xabbado ka dhacaan, jeebka lagu qaadan karo oo gacanta laga rido.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Warar qaar oo aan xaqiiqo ahayn ayaa sheegaya in ninkaan la dilay uu watay baastoolad iyadoo warar kalana sheegayaan inuusan wax hub ah wadan ujeedo aan hada la sheegi karina ku dilay.

”
“

Alle ha u naxariistee, Ismaaciil waxa la sheegay inuu xabado baastoolad ah ridey kadib markii Cabdillaahi Askar lala baxay.

”
“

Qori iyo Baastoolad-na gurigiisii baan ka soo qaadnay oo gurigeygaan “Intaa kadib, ninkii Ismaaciil Sh.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baastoolad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD