U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bastoolad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf BSubg BA9 xar
1

Hubka fudud nooc ka mid ah, xabbado ka dhacaan, jeebka lagu qaadan karo oo gacanta laga rido.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu magaaabo Cabdi Axmed Faarax ayaa laga qabtay garoonka Diyaaradaha Kenya kadib markii lagu helay Bastoolad uu watay.

”
β€œ

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Somalia ayay Booliiska Kenya xabsiga u taxaabeen; kadib markii lagu helay bastoolad uu watay, waxayna booliisku sheegeen inay maxkamad soo taagi doonaan.

”
β€œ

Sidoo kale sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Asluubta Somalia lagu dilay Isgoyska Banaadir, isagoo kusii jeeda shaqadiisa, ayna kooxihii dilay ka qaateen bastoolad uu watay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

B Β· BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bastoolad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD